HomeWararCiidanka Dowladda oo howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab fuliyey

Ciidanka Dowladda oo howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab fuliyey

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buulo fulaay ee Gobalka Baay ku dilay 23 dagaalame oo ka tirsanaa Al-Shabaab, sida ay ku warrantay warbaahinta ku hadasha afka dowladda.

Hawlgalka koowaad  ayaa waxa uu ka dhacay goob ay fariisimo ku lahaayeen Shabaabka oo ku taalla afaafka hore ee magaalada Buulo fulaay, halka kan labaad laga fuliyay Garaash ay Shabaabka la sheegay inay ku aruurinayeen qaraxyo.

- Advertisement -

Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo soo xigatay saraakiil ciidan ayaa sheegtay in in hawlgaladaas lagu dilay 23 ka tirsan Al-Shabaab oo ay ku jiraan labo sarkaal.

Howlgalkaan Maanta ka dhacay deegaanka Buulo fulaay ayaa noqonaya kii sadaxaad oo noocaan ah oo bishaan gudaheeda ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku beegsadaan xarumo kala duwan oo Shabaabka ay ku diyaarineysay gaadiid qaraxyo ah,

Latest stories