HomeWararHowlgal lagu beegsaday Xaruumo waa weyn oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal lagu beegsaday Xaruumo waa weyn oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Hawlgal Qorshaysan ayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibadooda caalamiga ah saaka ka fuliyeen xarun Al-Shabaab  ku leeyihiin deegaanka Mukayle oo ka tirsan Degmada Buulo burde ee Gobalka Hiiraan. Saraakiisha Ciidanka ayaa sheegay in Hawlgalka lagu  beegsaday Garaash wayn oo Al-Shabaab u ahaa sida la sheegay goob ay ku diyaariyaan Qaraxyada. Ciidanka Qaranka ayaa sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hawlgal Qorshaysan ayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibadooda caalamiga ah saaka ka fuliyeen xarun Al-Shabaab  ku leeyihiin deegaanka Mukayle oo ka tirsan Degmada Buulo burde ee Gobalka Hiiraan.

Saraakiisha Ciidanka ayaa sheegay in Hawlgalka lagu  beegsaday Garaash wayn oo Al-Shabaab u ahaa sida la sheegay goob ay ku diyaariyaan Qaraxyada.

- Advertisement -

Ciidanka Qaranka ayaa sheegay in halkaas ku burburiyey afar Gaari oo Al-Shabaab ku rakibeen Qaraxyo.

Dowladdu waxaa ay sheegtay in Goobtaas khasaare ay ku gaarsiiyeen xubno ka tirsan Al-Shabaab oo sida ay timaantay u badan  kuwa sida gaarka ah ugu tababaran sameynta Qaraxyada.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts