HomeWararGuddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Baaq u diray Bulshada Caasimadda

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Baaq u diray Bulshada Caasimadda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha waddo Laami ah oo laga hirgalinayo jidka mara suuqa deegaanka Garasbaaleey ee Gobolka Banaadir, waxaana goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasada Gobolka Banaadir. Dhismaha waddadan oo muhiim u ah isku socodka Suuqa deegankan ayaa ah mid ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha waddo Laami ah oo laga hirgalinayo jidka mara suuqa deegaanka Garasbaaleey ee Gobolka Banaadir, waxaana goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasada Gobolka Banaadir.

Dhismaha waddadan oo muhiim u ah isku socodka Suuqa deegankan ayaa ah mid ay wada sugayeen maamulka iyo bulshada reer Garasbaaleey maadaama isticmaalka waddadan lagu qabay dhibaato la xariirta burbur iyo dayac xumo balaaran.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ugu baaqay bulshada Caasimadda in ay xoojiyaan iskutashiga lagu horumarinayo dib udhiska iyo bilicda Magaalada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts