HomeWararDF iyo Ingiriiska oo ka wada hadlay dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya

DF iyo Ingiriiska oo ka wada hadlay dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Safiirka Dowladda UK u jooga Soomaaliya Mike Nithavrianakis oo ka wada hadleen arrimaha dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya iyo dhameystirka barnaamijka deyn cafinta.

Wasiirka Maaliyadda Mudane Biixi Imaan Cige ayaa Dowladda UK uga mahadceliyay wada shaqeynta dhaw ee ay kaga qeyb qaataan taageerada hagaajinta hannaanka Maaliyadda iyo fulinta Mashaariicda horumarineed ee ay ku caawiyaan Dowladda Federaaka Soomaaliya.

- Advertisement -

Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa waxa ay ku dadaalaysaa dhameystirka Hannaanka Deyn Cafinta, dib-u-habeynta Maaliyadda, hufnaanta iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya.

Latest stories