HomeWararMadaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo Maanta kusii jeeda Doolow + Ujeedka

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo Maanta kusii jeeda Doolow + Ujeedka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo sabti ah waxa ay ku wajahan yihiin degmada Doolow ee gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya. Ujeedka safarka Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland ayaa waxaa uu yahay sidii uu kulamo ula qaadan lahaa Maamulka degmada Doolow, Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo sabti ah waxa ay ku wajahan yihiin degmada Doolow ee gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya.

Ujeedka safarka Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland ayaa waxaa uu yahay sidii uu kulamo ula qaadan lahaa Maamulka degmada Doolow, Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada, isagoo kala hadli doona xaalada degmada iyo amniga.

- Advertisement -

Magaalada Doolow ayaa haatan waxaa ka socota qaban-qaabo lagu soo dhaweynayo Maxamuud Sayyid Aadan iyo wafdigiisa la socda oo ay qeyb ka yihiin Maamulka Gobolka Gedo ee Jubbaland iyo mas’uuliyiin ka tirsan labada Golle ee Maamulkaas.

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa degmada Luuq oo dhawaan uu socdaal ku gaaray, waxaana mas’uuliyiinta degmadaasi ay sheegeen inay la shaqeynayaan Maamulka uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Khilaafka Gedo ayaa u dhaxeeya qaar ka mid ah siyaasiinta gobolka iyo maamulka Jubaland, waxaana arrintaa sii huriyay maamulkii uu gobolka u magacaabay dhawaan madaxweyne Axmed Madoobe

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts