HomeWararLafta-gareen oo isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada Maamulkiisa

Lafta-gareen oo isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada Maamulkiisa

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta oo sabti ah isku Shaandheyn iyo magacaabis cusub ku sameeyey Gollaha Wasiirada Maamulkaasi.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa lagu magacaabay Wasiiro cusub kamid noqonaya Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed, isagoona xilalkii ka qaaday Wasiiro hore kamid ahaa Maamulka.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso magacyada wasiirada la magacaabay

1- Ibraahim Cali Aadan Najax , Wasiirka caddaaladda iyo Garsoorka

2- Xasan Cabdulqaadir Maxamed, Wasiirka amniga gudaha

- Advertisement -

3- Nasro Aweys Sheekh Xuseen , Wasiirka Haweenka iyo Xuquul Insaanka

4-Mustaf Maxamed Iidow , Wasiirka Waxbarashada , Hidaha iyo Tacliinta Sare

5- Isaaq Cali Subad , Wasiirka Beeraha

6- Cali Sheekh Cabdullaahi (Sheekh Afgooye) , Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

7- Maxamed Istaaq Cali Ibraahim , Wasiirka Macdanta iyo Batroolka

8- Saciid Axmed Cali Cumar , Wasiirka Dastuurka

9- Cabdifatax Maxamed Cali Abaroone , Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda

10- Eng. Diini Cabdinuur Maxamed , Wasiirka Bay’ada iyo Isbeddelka Cimilada

11- Nuur Siidow Baaba , Wasiirka Diinta iyo Awqaafta

Wasiiru Dawle;

1- Dr. Maxamed Ibraahim Nuur , Wasiiru Dawlaha madaxtooyadda Koonfurgalbeed

Wasiir ku-xigeenno;

2-Maxamed Xuseen Xasan (Caddaawe) , Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka

3-Maxamed Qeys Xasan , Wasiir ku-xigeenka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

4- Cumar Daaud Khaliif , Wasiir ku-xigeenka Macdanta iyo Batroolka

Latest stories