HomeWararMadaxweyne Muuse Biixi oo Cafis u fidiyey ku dhawaad 400 oo Maxaabiis

Madaxweyne Muuse Biixi oo Cafis u fidiyey ku dhawaad 400 oo Maxaabiis

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto Madaxweyne uu Cafis Guud ugu fidiyey, Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee ku xiran xabsiyada Somaliland. Wareegto uu soo saaray Madaxweyne Muuse Bixii ayaa waxa uu Cafis ugu fidiyey maxaabiis tiradoodu dhan tahay 388 Saddex Boqol, Siddeed iyo Siddeetan, kuwaasi oo horey ugu xukunaa dembiyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto Madaxweyne uu Cafis Guud ugu fidiyey, Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee ku xiran xabsiyada Somaliland.

Wareegto uu soo saaray Madaxweyne Muuse Bixii ayaa waxa uu Cafis ugu fidiyey maxaabiis tiradoodu dhan tahay 388 Saddex Boqol, Siddeed iyo Siddeetan, kuwaasi oo horey ugu xukunaa dembiyo fudud.

- Advertisement -

“Laga bilaabo taariikhda maanta aan Cafis Guud u fidiyo, munaasibadda curashada sannadka cusub ee Islaamka awgeed, maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada Somaliland ku xiran” ayuu yiri Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Cafiska uu sameeyay Madaxweynaha Somaliland ayuu sheegay in uusan saamayn ku laheyn xuquuqda madaniga ah iyo raadka ciqaabeed ee ka dhalanaya dembiyadda ay ku xukunnaayeen, waxaana cafiskan fulinaya Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maamulka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts