HomeWararGaari gurmad u ahaa deminta Dabkii Boosaaso oo Dad jiiray & khasaaro...

Gaari gurmad u ahaa deminta Dabkii Boosaaso oo Dad jiiray & khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Dab xooggan ayaa qabsaday Xarunta ganacsiga Fadhi-samo ee ku taalla Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, dabkaasi oo dhowr saacadood oo xiriir ah socday ayaana ku faafay inta badan dhismaha Xarunta.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in dabka ka kacay Xarunta Fadhi-samo uu markii hore ka bilowday qarax ka dhex dhacay gudaha xarunta, inkastoo aan weli faahfaahin sugan laga helin sida wax u dhaceen.

- Advertisement -

Dabka ayaa gebi ahaanba baabi’iyay xarunta ganacsiga Fadhi-samo ee magaalada Boosaaso, waxaana markii danbe lagu guuleystay deminta dabka oo ay ka qeyb qaateen gaadiidka dab demiska dowladdaha ee Boosaaso iyo dadweyne goobta tagay.

Sawirro laga soo qaaday Xarunta Fadhi-samo ayaa muujinayay baaxada uu lahaa dabka oo gebi ahaan baabi’iyay xaruntaas, isla markaana waxaa dabka ka dhashay khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed intaba, sida ay kusoo warrameen dad goobjoogayaal ah.

Dhinaca kale 1 ayaa qof ayaa ku naf-waayay, halka 6 qof kalena ay ku dhaawacmeen, kadib markii gaari kamid ah gaadiidka dab damiska ee ka qayb qaadanayey deminta dabkii ka kacay xarunta ganacsi ee Fadhisame Boosaaso oo fariinka goostay.

- Advertisement -

Gaariga oo ku socday xawaare sare ayaa dul-maray qaar kamid ah dad shacab ahaa oo qaybtood goobta u tagay inay ka qayb qaataan gurmadka lagu deminaayay dabkii xoogganaa.

Latest stories