HomeWararBooliska gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay rag ku eedeysan burcadnimo

Booliska gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay rag ku eedeysan burcadnimo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliska qeybta guud ee Boliiska gobalka Banaadir ayaa sheegay howlgal ay sameyeen Ciidamada Booliska ee ka howlgala saldhigga degmada Yaaqshid ay kusoo qabteen burcad hubeysan oo ku howlanaa dhac ay u geeysanayeen dad shacab ah, kuwaasi oo adeegsanayay mootooyinka loo yaqaan Bajaajta. Warkan ka soo baxay Taliska qeybta guud ee Boliiska gobalka Banaadir ayaa lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska qeybta guud ee Boliiska gobalka Banaadir ayaa sheegay howlgal ay sameyeen Ciidamada Booliska ee ka howlgala saldhigga degmada Yaaqshid ay kusoo qabteen burcad hubeysan oo ku howlanaa dhac ay u geeysanayeen dad shacab ah, kuwaasi oo adeegsanayay mootooyinka loo yaqaan Bajaajta.

Warkan ka soo baxay Taliska qeybta guud ee Boliiska gobalka Banaadir ayaa lagu sheegay in ciidamada Booliska ay qabteen labo nin oo burcad ah, kuwaa oo bistoolad iyo toorrey dadka ku baaranayay xaafado ka tirsan degmada Yaqshid ee gobalka Banaadir.

- Advertisement -

Taliska Booliska gobalka Banaadir ayaa sheegay in burcaddan gacanta lagu soo dhigay loo gudbin doono sharciga, lana marin doono caddaalada.

Sidoo kale Booliska ayaa sheegay in gacan bir ah lagu qaban doono kooxaha burcadda ah ee caadeystay dhaca iyo cabsi gelinta dadka shacabka ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts