HomeWararSomalia iyo Ethopia oo iska kaashanaya ka hor taga ganacsiga sharci darrada...

Somalia iyo Ethopia oo iska kaashanaya ka hor taga ganacsiga sharci darrada ah

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Cabdullaahi Warfaa ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiiru Dawladaha Ganacsiga Ethiopia Kassahum Gofe Balami, iyagoo ka wada xaajooday xoojinta xiriirka ganacsi ee laba geesoodka ah ee ka dhexeeya labada dal iyo ka hor taga ganacsiga sharci darrada ah. Dhanka kale, Safiir Warfaa ayaa kulan kale oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Cabdullaahi Warfaa ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiiru Dawladaha Ganacsiga Ethiopia Kassahum Gofe Balami, iyagoo ka wada xaajooday xoojinta xiriirka ganacsi ee laba geesoodka ah ee ka dhexeeya labada dal iyo ka hor taga ganacsiga sharci darrada ah.

Dhanka kale, Safiir Warfaa ayaa kulan kale oo muhiim ah la qaatay safiirka Jaamacadda Carabta u qaabilsan Midowga Africa iyo UNECA Dr. Walid Hamed Shiltagh, iyagoo ka wada hadlay in labada dhinac ay iskaashi ka yeeshaan arrimaha dhaqaalaha iyo maamul wanaaga, waxaana Ambassador Walid uu ballan qaaday inay Soomaaliya ku garab istaagayaan hanashada kursiga Golaha UNSC ee ay Soomaaliya u tartami doonto.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts