HomeWararKulan looga hadlay howlgalada ka socda Hiiraan oo Maanta ka dhacay Baladweyne

Kulan looga hadlay howlgalada ka socda Hiiraan oo Maanta ka dhacay Baladweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha cusub ee magaacaabay ee Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow ayaa maanta guddoomiyay kulan an caadi eheyn oo ay iskugu yimaadeen Maamulka Gobolka, kan Degmooyinka iyo qeybaha kala duwan ee saraakiisha amaanka Magaalada Beledweyne. Kulanka oo looga hadlaayay adkeeynta ammaanka, dardargalinta howlgalada ka socda Gobolka iyo wada-shaqeyn xoogan oo dhaxmarta Guddoomiyaha Gobolka iyo Maamulka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha cusub ee magaacaabay ee Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow ayaa maanta guddoomiyay kulan an caadi eheyn oo ay iskugu yimaadeen Maamulka Gobolka, kan Degmooyinka iyo qeybaha kala duwan ee saraakiisha amaanka Magaalada Beledweyne.

Kulanka oo looga hadlaayay adkeeynta ammaanka, dardargalinta howlgalada ka socda Gobolka iyo wada-shaqeyn xoogan oo dhaxmarta Guddoomiyaha Gobolka iyo Maamulka intiisa kale ayaa dhacay Xarunta Gobolka ee Baladweyne,

- Advertisement -

Kulankaaan waxaa sidoo kale ka qeybgalay Isku-duwaha Wasaaradda Hirshabelle ee Gobolka Hiiraan iyo Gudoomiyaasha Degmooyinka Baladweyne, Jalalaqsi, Maxaas, Moqokori,Farlibaax, Halgan iyo Mayarka Magaalada Beledweyne.

Guddoomiye Cabdullaahi Axmed oo uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Hirshabeelle ayaan weli xilka la wareegin, waxaana Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Cali Jeyte uu sheegay in Madaxweyne Cali Guudlaawe uusan xilka ka qaadin karin isaga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts