HomeWararXaalad cabsi ah oo ka taagan xarunta Maamulka Punland ee Garoowe

Xaalad cabsi ah oo ka taagan xarunta Maamulka Punland ee Garoowe

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dhawaaqa hub culus ayaa laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland, Weriyeyaal iyo dad magaalada degan oo la hadlay warbaahinta ayaa ku sheegay in dhawaaqa hub la maqlay uu yahay hub ay tijaabo ahaan u ridayaan ciidamo gadoodsan oo kasoo horjeeda in la furo dastuurka maamulka. Wararku waxaa ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhawaaqa hub culus ayaa laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland, Weriyeyaal iyo dad magaalada degan oo la hadlay warbaahinta ayaa ku sheegay in dhawaaqa hub la maqlay uu yahay hub ay tijaabo ahaan u ridayaan ciidamo gadoodsan oo kasoo horjeeda in la furo dastuurka maamulka.

Wararku waxaa ay intaa ku darayaan Ciidamada la baxay Danab ee diiddan doorashada qof & cod iyo furista dastuurka in saaka lagu arkayo qaybo ka mid ah caasimadda maamulka Puntland ee Garoowe.

- Advertisement -

Waxaana arrintaani ay timid ka dib markii xalay uu maamulka Puntland ee uu horkacayo Deni ay ciidamada madaxtooyada iyo kuwa PMPMF ku adkaysay ammaanka xarunta Baarlamanka, Madaxtooyada iyo jidka wadnaha.

Dhaqdhaqaaqyadan ayaa ku soo aadaya, iyada oo la filayo in Golaha Wakillada maanta loo gudbiyo dalabka kordhinta xildhibaannada gobolka Muudg oo waayadan ay wadeen mudanayaasha degmada Galdogob.

Sidoo kale, ciidamo kale oo kuwa dowladda ah ayaa lagu arkayaa qeybo wadooyinka muhiimka ah ee magaalada, xarumaha dowladda iyo tan baarlamaanka.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts