HomeWararSoomaaliya oo u diyaar garoobaysa qabsoomidda Shirka ka hortagga Aafooyinka

Soomaaliya oo u diyaar garoobaysa qabsoomidda Shirka ka hortagga Aafooyinka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan masuuliyiin ka tirsan Hay’adda ayaa Maanta kulan la yeeshay Madax ka socota hay’adda Start Network. kulankaan oo ka dhacay Xarunta hay’adda SODMA ayaa looga hadlay xoojinta xariirka labada hay’adood, wada shaqeyntooda iyo sidii loogu diyaar garoobi lahaa qabsoomidda shirka ka hortagga Aafooyinka oo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan masuuliyiin ka tirsan Hay’adda ayaa Maanta kulan la yeeshay Madax ka socota hay’adda Start Network.

kulankaan oo ka dhacay Xarunta hay’adda SODMA ayaa looga hadlay xoojinta xariirka labada hay’adood, wada shaqeyntooda iyo sidii loogu diyaar garoobi lahaa qabsoomidda shirka ka hortagga Aafooyinka oo ka dhici doona Muqdisho 18 iyo 19 Bishaan June.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa kulanka lagu soo qaday  sidii loo dar dar galin lahaa Istaraatiijiyadda maaliyadda ee ka hortagga Aafooyinka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts