HomeWararMucaaradka Somaliland oo Go’aan ka qaatay qorshe uu wado Madaxweyne Biixi

Mucaaradka Somaliland oo Go’aan ka qaatay qorshe uu wado Madaxweyne Biixi

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID  Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka Maamulkaas iyo qorshaha Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu ku doonayo in doorashada ururada laga soo horaysiiyo tan madaxtooyada. Faysal Waraabe oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in mucaaradka Somaliland aysan ka qeyb geli doonin doorasho aan aheyn ta madaxtooyada, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID  Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka Maamulkaas iyo qorshaha Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu ku doonayo in doorashada ururada laga soo horaysiiyo tan madaxtooyada.

Faysal Waraabe oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in mucaaradka Somaliland aysan ka qeyb geli doonin doorasho aan aheyn ta madaxtooyada, ayna diidan yihiin damaca Muuse Biixi kusoo hormarinayo doorashada Madaxtooyada.

- Advertisement -

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Faysal Cali Waraabe ayaa Madaxweynaha Somaliland ku eedeeyay in uusan diyaar u aheyn doorasho, isla markaana waxa uu wado aanu sharci aheyn,

“Labada xisbi mucaarad iyo taageerayaashoodu go’aan ayay soo saareen ay leeyihiin doorasho aan ta madaxtooyada ahayn gali mayno” ayuu yiri Faysal oo intaas kusii daray in muddo kordhinta loo sameeyay madaxweyne Biixi anay ahayn mid sharci ku dhisan,

Gaba-gabadii Faysal Cali Waraabe ayaa Madaxweynaha Maamulka Somaliland ka codsaday in uu la kulmo si ay iskula eegaan sharciga doorashada ee uu muranku ka taaganyahay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts