HomeWararCiidanka DANAB iyo kuwa Jubbaland oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab fuliyey

Ciidanka DANAB iyo kuwa Jubbaland oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab fuliyey

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka kumaandooska DANAB, Ururka 5-aad guutada 16-aad iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysan oo ka dhan ahaa dagaalamayaasha Al-shabaab ka sameeyay degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose. Ciidamada oo iskaashanayay ayaa howlgalka si wadajir ah uga fuliyey deegaanada Qudus, Yaaq-dabayl, Sariiraha, Aboodinka iyo Barja oo ka wada tirsan gobolka Jubbada Hoose, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka kumaandooska DANAB, Ururka 5-aad guutada 16-aad iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysan oo ka dhan ahaa dagaalamayaasha Al-shabaab ka sameeyay degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose.

Ciidamada oo iskaashanayay ayaa howlgalka si wadajir ah uga fuliyey deegaanada Qudus, Yaaq-dabayl, Sariiraha, Aboodinka iyo Barja oo ka wada tirsan gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo la sheegay inay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Shabaabka.

- Advertisement -

Taliyaha Ururka 5-aad, Guutada 16-aad ee Danab Gaashaanle Carab Dheex Axmed oo la hadlay warbaahinta ku hadasha afka dowladda ayaa sheegay in deegaanadan ay Al-Shabaab ku lahaayeen fariisimo iyo goobo ay gabaad ka dhigtaan.

Howlgalka intii uu socday ayuu Taliye Carab Dheex tilmaamay iny ciidanka ku gubeen gaari uu lahaa sarkaal lagu magacaabo Cabdiraxmaan Gaagaale oo ka tirsan Al-Shabaab, waa sida uu hadalka u dhigay Taliyaha.

Si kastaba ciidamada Maamulka Jubbaland iyo kuwa dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa kumaandooska DANAB ee halkaas ka howlgala ayaa marar kala duwan sidaan oo kale waxa ay degaano ka tirsan Jubbada Hoose uga sameeyeen howlgalo ka dhan ahaa Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts