HomeCaalamkaShacabka Turkiga oo Maanta u dareeray wareega 2-aad ee Doorashada Madaxtinimo

Shacabka Turkiga oo Maanta u dareeray wareega 2-aad ee Doorashada Madaxtinimo

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Malaayiin qof ayaa waxay Maanta oo Axad ah dooran doonaan Madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga hoggaamin doona Shanta sano ee soo socota. Goobaha Cod-bixinta ayaa waxaa la furay saakayto, abaarihii 8-dii Aroornimo ee xilliga dalkaasi Turkiga, waxaana Cod-bixinta la soo gebagebeyn doonaa 5-ta Galabnimo ee xilliga dalkaasi. Madaxweynaha haatan ee dalka Türkiye, Rajab Dayib ErdoÄŸan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Malaayiin qof ayaa waxay Maanta oo Axad ah dooran doonaan Madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga hoggaamin doona Shanta sano ee soo socota.

Goobaha Cod-bixinta ayaa waxaa la furay saakayto, abaarihii 8-dii Aroornimo ee xilliga dalkaasi Turkiga, waxaana Cod-bixinta la soo gebagebeyn doonaa 5-ta Galabnimo ee xilliga dalkaasi.

- Advertisement -

Madaxweynaha haatan ee dalka Türkiye, Rajab Dayib Erdoğan iyo Hoggaamiyaha Mucaaradka,  Kemal Kılıçdaroğlu ayaa waxay u tartamayaan xilka Madaxweynaha ee dalkaasi.

Madaxweyne ErdoÄŸan ayaa la rajeynayaa inuu ku guuleysto Xilkaasi oo uu hayey muddo 20 sano. Haddii uu Madaxweyne ErdoÄŸan ku guuleysto Wareega Labaad ee Doorashada maanta waxa uu xilka sii hayn doonaa ilaa laga gaarayo sanadka 2028-ka.

Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan inay Taageerayaasha Murashaxii galay Kaalinta Saddexaad ee Sinan Ogan ay Codadkooda maanta ugu shubi doonaan ErdoÄŸan, maadaama ay labada Hoggaamiye ay wada saxiixdeen Heshiis lagu Taageerayo inuu Erdogan ku guuleysto Doorashada Kama Dambaysta ee maanta dhacayso.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Wareegii Koowaad ee Doorashada Madaxweynaha cusub ee dalkaasi waxay dhacday bishan may 14-dii, iyadoo Madaxweyne Erdoğan uu ka helay Cod-bixintaasi  49.5%, halka Murashaxa Mucaaradka weyn ee Kemal Kılıçdaroğlu urursaday 44.9%.

W/Q: Ustaad Nuuradiin

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts