HomeCaalamkaErdogan oo ku guuleystay Doorashada Madaxtinimada dalka Turkiga

Erdogan oo ku guuleystay Doorashada Madaxtinimada dalka Turkiga

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweyne Recep Tayyip ErdoÄŸan, ayaa ku guuleystay doorashada Madaxweyne ee dalka Turkiga shanta sano ee soo socoto. Wuxuu tartan adag la galay hoggaamiyaha xisbiga Jamhuuriga ee CHP. ErdoÄŸan ayaa waxa uu helay 52.87%, halka Murashaxa Mucaaradka ee Kemal KılıçdaroÄŸlu 47,13%. Waxaa la tiriyey 99% Sanaadiiqda Cod-bixinta, balse, Golaha Doorashada dalka Türkiye weli kuma aysan dhawaaqin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Recep Tayyip ErdoÄŸan, ayaa ku guuleystay doorashada Madaxweyne ee dalka Turkiga shanta sano ee soo socoto. Wuxuu tartan adag la galay hoggaamiyaha xisbiga Jamhuuriga ee CHP.

Erdoğan ayaa waxa uu helay 52.87%, halka Murashaxa Mucaaradka ee Kemal Kılıçdaroğlu 47,13%. Waxaa la tiriyey 99% Sanaadiiqda Cod-bixinta, balse, Golaha Doorashada dalka Türkiye weli kuma aysan dhawaaqin Natiijada Rasmiga.

- Advertisement -

Natiijooyin hordhac ah ayaa muujinaya inuu Madaxweyne ErdoÄŸan Codadka ugu badan ka helay 8 Gobal oo ka mid ah 11-kii Gobal ee uu Dhul-gariirku ka dhacay bishii February ee sanadkan, kuna geeriyoodeen 50,000 oo qof.

Goballada sida xoogan loogu codeeyey Madaxweyne Erdoğan waxay kala yihiin: Adıyaman, Gaziantep, Kahramanmaraş, Kilis, Malatya, Osmaniye, Şanlıurfa and Elazığ.

Kemal Kılıçdaroğlu waxa uu Istanbul ka helay 50.61%, halka uu Erdoğan ka helay 49.34%.

- Advertisement -

Sidoo kale, Madaxweyne Erdoğan waxa uu Caasimadda dalkaasi ee Ankara ka helay 51.41%, halka Murashaxa Mucaaradka ee Kemal Kılıçdaroğlu ka helay in ka badan 48.59%.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts