HomeCaalamkaMadaxweynaha Cusub ee dalka Nigeria oo la dhaarinayo

Madaxweynaha Cusub ee dalka Nigeria oo la dhaarinayo

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Bola Tinubu, oo 71 jir ah, ayaa ku guuleystay doorashadii Febraayo isagoo ballan qaaday inuu dib u cusbooneysiin doono rajada dadka Nageeriya – laakiin wuxuu wajahayaa caqabado adag oo dhaqaale iyo kuwo amni. Waxa uu xilka kala wareegayaa madaxweyne Muhammadu Buhari oo xilka hayay labo xilli iyadoo uu jiro sicir barar aad udaran, heerarka deynta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Bola Tinubu, oo 71 jir ah, ayaa ku guuleystay doorashadii Febraayo isagoo ballan qaaday inuu dib u cusbooneysiin doono rajada dadka Nageeriya – laakiin wuxuu wajahayaa caqabado adag oo dhaqaale iyo kuwo amni.

Waxa uu xilka kala wareegayaa madaxweyne Muhammadu Buhari oo xilka hayay labo xilli iyadoo uu jiro sicir barar aad udaran, heerarka deynta lagu leeyahay Nigeeriya oo aad u sareeya iyo kiisaska sii kordhaya ee afduubka madax-furashada.

- Advertisement -

Guusha Mr Tinubu ayaa waxaa diidaan oo maxkamada geeyay labadii nin ee tartanka kulajiray.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts