HomeCaalamkaCiidanka Gurmadka Deg-dega ee RSF oo soo riday Diyaarad Dagaal

Ciidanka Gurmadka Deg-dega ee RSF oo soo riday Diyaarad Dagaal

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Iyadoo maalintii labaad ay xabad-joojin ka dhaqan gashay dalka Sadan ayaa waxaa maanta shalay oo arbaco aheyd dagaalo ka dhaceen qeybo ka mid ah caasimadda dalkaasi ee Khartoum. Iska horimaadyadaasi ayaa waxa uu dhexmaray Ciidanka Dowladda Suudaan iyo kuwa Gurmadka Degdega ee RSF, Dhanka kale,  La-Taliyaha Taliyaha Ciidanka RSF ee arrimaha Siyaasadda, Yuusuf Cisat waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo maalintii labaad ay xabad-joojin ka dhaqan gashay dalka Sadan ayaa waxaa maanta shalay oo arbaco aheyd dagaalo ka dhaceen qeybo ka mid ah caasimadda dalkaasi ee Khartoum.

Iska horimaadyadaasi ayaa waxa uu dhexmaray Ciidanka Dowladda Suudaan iyo kuwa Gurmadka Degdega ee RSF, Dhanka kale,  La-Taliyaha Taliyaha Ciidanka RSF ee arrimaha Siyaasadda, Yuusuf Cisat waxa uu sheegay inay Ciidanka Gurmadka Deg-dega soo rideen Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa MIG, isla markaana ay Duuliyihii gacanta ku dhigeen.

- Advertisement -

Baraha Bulshada ayaa la soo dhigay  SAWIRO iyo Muuqaalo laga dheehan karo Diyaarad Dagaal oo iyadoo ololaya ku dhacday goob Fagaare Guud oo ku yaalla Deegaanka Ambat ee Galbeedka Caasimadda dalkaasi ee Khartoum

Muuqaalka ayaa waxaa kale oo uu ka muuqda iyadoo Ciiddanka Gurmadka Degdega ay gacanta ku hayaan Hal Duuliye,  lama yoga halka uu ku dambeeyey Duuliyihii kale ee la socday Diyaaradii Dagaalka ee la soo riday.

Dhanka kale, Ciiddanka Dowladda Suudaan waxay  Duqeyn Diyaaradeed la beegsadeen Saldhig Talis u ah kuwa Gurmadka Degdega ee RSF oo ku yaalla magaalladda Al-Madiina Al-Riyaadah  iyo goobo kale oo ku yaalla Koonfurta Khartoum.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts