HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Mas’uuliyiinta Jubbaland kala hadlay xaalada Gedo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mas’uuliyiinta Jubbaland kala hadlay xaalada Gedo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kulan kula qaatay  masuuliyiinta ugu saraysa Dowlada Jubaland oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Waxaa Kulanka ka qeybgalay Madaxweyne ku xigeenka koobaad Mudane Maxamuud Sayid Aadan Xildhibaanada iyo Wasiirada heer Federaal iyo heer Jubaland ku matala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kulan kula qaatay  masuuliyiinta ugu saraysa Dowlada Jubaland oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Waxaa Kulanka ka qeybgalay Madaxweyne ku xigeenka koobaad Mudane Maxamuud Sayid Aadan Xildhibaanada iyo Wasiirada heer Federaal iyo heer Jubaland ku matala gobolka Gedo.

- Advertisement -

Kulanka ayaa lagaga hadlay xaalada gobolka Gedo iyo dhismaha maamulka gobolka oo ay xasarado ka jireen sanadahii lasoo dhaafay.

Maamulka Jubaland ayaa dhawaan soo dhisi doonta maamulka gobolka iyo degmooyinka uu ka kooban yahay kadib Marka ay soo dhammaadan latashiyada bulshada gobolka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts