HomeWararDowladda Somalia oo sheegtay inuu isku soo dhiibay Garsoore ka tirsanaa Al-Shabaab

Dowladda Somalia oo sheegtay inuu isku soo dhiibay Garsoore ka tirsanaa Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaacisay in gacanta dowladda uu soo galay xubin sare oo ka tirsanaa Al-shabaab,  kaasi oo la sheegay inuu xilal kala duwan kasoo qabtay muddo 16 sano ah oo uu ka mid ahaa. Ninka ayaa magaaciisa lagu sheegay Cabdiraxmaan Macalin Axmed balse Al-shabaab dhexdooda looga yaqaano, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaacisay in gacanta dowladda uu soo galay xubin sare oo ka tirsanaa Al-shabaab,  kaasi oo la sheegay inuu xilal kala duwan kasoo qabtay muddo 16 sano ah oo uu ka mid ahaa.

Ninka ayaa magaaciisa lagu sheegay Cabdiraxmaan Macalin Axmed balse Al-shabaab dhexdooda looga yaqaano, Abuu-Saacid ama Shariif, isagoo soo qabtay xilal ay kamid yihiin qaaddiga Maxkamad Gobolka Banaadir, qaadiga guud ee Al-Shabaab.

- Advertisement -

Qoraal lagu baahiyay warbaahinta ku hadasha afka dowladda Federaalka ayaa lagu xusay in sidoo kale Abuu-Saacid uu soo noqday Lataliyihii Amarkii Shabaab Axmed Godane, Madaxii Zakawaadka Gobolka Sh/Hoose iyo kuxigeenka madaxii guud ee Zakawadka Al-Shabaab.

“Ugu dambeyn Cabdiraxmaan Macalin Axmed Abuu Saacid waxa uu soo galay gacanta dowladda, waxaana uu isku soo dhiibay Hay’adda NISA” ayaa lagu yiri Qoraalka lagu daacabay warbaahinta dowladda.

Dhinaca kale Al-shabaab ayaan weli ka hadlin Ninka ay sheegtay dowladda Federaalka inuu isku soo dhiibay oo sida la tilmaamay ahaa Garsoore xilal kala duwan kasoo qabtay Shabaabka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts