HomeCaalamkaKooxaha Suudan oo gaaray heshiis xabad-joojin ah & Safaarad la bililiqeystay

Kooxaha Suudan oo gaaray heshiis xabad-joojin ah & Safaarad la bililiqeystay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ergooyin ka kala socda Milliteriga Dowladda Suuadan iyo kuwa Gurmadka Degdega ee RSF ayaa waxay heshiis Xabbad-Joojin ah ku gaareen magaalladda Jeddah ee dalka Sacuudiga. Iyadoo uu isbuucii 6-aad galay Dagaalka Suudan ayaa waxa uu sababay Jahwareer, Amni-daro iyo inay in ka badan hal milyan oo qof ku barakacay. Heshiiska xabad-joojinta ee ay labada dhinac […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ergooyin ka kala socda Milliteriga Dowladda Suuadan iyo kuwa Gurmadka Degdega ee RSF ayaa waxay heshiis Xabbad-Joojin ah ku gaareen magaalladda Jeddah ee dalka Sacuudiga.

Iyadoo uu isbuucii 6-aad galay Dagaalka Suudan ayaa waxa uu sababay Jahwareer, Amni-daro iyo inay in ka badan hal milyan oo qof ku barakacay.

- Advertisement -

Heshiiska xabad-joojinta ee ay labada dhinac gaareen ayaa waxa uu dhaqan geli doonaa Habeenka Isniinta,  abaaro 9:45 daqiiqo ee Fiidnimo ee xilliga dalkaasi oo u dhiganta 7:45 daqiiqo ee Xilliga Greenwich mean time (GMT).

Heshiiskaasi oo ay Dhexdhexaadiyaal ka yihiin Sacuudiga iyo Maraykanka ayaa waxa uu ka duwanaan doonaa Heshiisyadii hore ee XJJ ee lagu xadgudbay.

Taabagelinta Heshiiska waxaa lagu xusay in Dayax-Gacmeedya lagua socon doono Dhaqdhaqaaqyada Milliteri ee labada dhinac, iyadoo lagu baaqay in Ciiddamada labada dhinac laga wada daad-gureeyo magaallooyinka iyo Adeegyada kale ee Bulshada, lana joojiyo Duqeymaha loo adeegsanayo Diyaaradaha, Madaafiicda Culus iyo Diyaaradaha Darooniska.

- Advertisement -

Heshiiska XJJ ee lagu gaaray magaalladda  Jeddah waxa lagu ayiday Muhiimada in laga fogaadaan inta ugu macquulsan  Isbitaallada.

Si kastaba,  inta badan Maleeshiyaadka hubeysan ee dalalka ay Colaadaha ka dhacaan lagama wacyi-geliyo Xeerarka iyo Shuruucda Caalamiga ee khuseeya dhowrista  dadka Rayidka  iyo Ilaalinta Xurmada dadka Dibloomaasiyiinta iyo Xarumaha iyo Hantida Safaaradaha.

W/Q: Ustaad Nuuradiin 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts