HomeCaalamkaRuushka oo Amray in la soo xiro Dacwad-oogaha Guud ee Maxkamadda ICC

Ruushka oo Amray in la soo xiro Dacwad-oogaha Guud ee Maxkamadda ICC

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Ruushka ayaa waxay jimcihii shalay soo saartay waaran ama Amar soo-qabasho (an arrest warrant) oo lagu soo xirayo Kariim Asad Ahmed Khan oo haatan ah Dacwad-Oogaha Guud ee Maxkamadda Caalamiga ee Dembiyada ee ku taalla magaalladda The Hauge ee dalka The Netherlands. Dacwad-Oogaha Guud ee ICC oo  ah Muwaadin British […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Ruushka ayaa waxay jimcihii shalay soo saartay waaran ama Amar soo-qabasho (an arrest warrant) oo lagu soo xirayo Kariim Asad Ahmed Khan oo haatan ah Dacwad-Oogaha Guud ee Maxkamadda Caalamiga ee Dembiyada ee ku taalla magaalladda The Hauge ee dalka The Netherlands.

Dacwad-Oogaha Guud ee ICC oo  ah Muwaadin British asalkiisu Pakistani yahay  ayaa waxa uu bishii March ee la soo dhaafay soo saaray Amar soo-qabasho oo lagu soo xirayo  Madaxweynaha dalka Ruushka, Vladimir Putin iyo Haweeneyda lagu magacaabo Maria Lvova-Belova oo ah Madaxa Hay’adda Raashiya ugu qaabilsan Arrimaha Xuquuqda Carruurta

- Advertisement -

Madaxweyne Putin iyo Maria Lvova-Belova ayaa waxaa lagu soo oogay inay galeen Dembiyo Dagaal oo ah, iyagoo carruur u dhashay dalka Ukraine si aan Sharci ahayn uga masaafuriyeen Deegaanada La-haysto ee Ukraine, iyagoo carruurtaasi u daad-gureeyey gudaha dalka Raashiya.

Si kastaba ma cadda Qaabka ay Dowladda Ruushka ugu suurto-geli doonto inay soo qabtaan Dacwad-Oogaha Guud  Maxkamadda ICC, Karim Asad Ahmed Khan ee 53 jirka ah.

W.Q Ustaad Nuuradiin

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts