HomeCaalamkaMareykanka oo cunaqabateyno hor leh kusoo rogaya Dowladda Ruushka

Mareykanka oo cunaqabateyno hor leh kusoo rogaya Dowladda Ruushka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Maraykanka ayaa rajaynaya in cunaqabatayntooda cusub ee Ruushka – oo lagu wado in loogu dhawaaqo shirka kadhacaya Japan – ay ku qancin doonto wadamada kale ee G7 inay iyagana kordhiyaan cunaqabateynada ka dhanka ah Ruushka. Washington ayaa sheegtay in tillaabooyinka cusub – oo ay ku jiraan in Rushka laga mamnuuco 70 hay’adood inay helaan waxyabaaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maraykanka ayaa rajaynaya in cunaqabatayntooda cusub ee Ruushka – oo lagu wado in loogu dhawaaqo shirka kadhacaya Japan – ay ku qancin doonto wadamada kale ee G7 inay iyagana kordhiyaan cunaqabateynada ka dhanka ah Ruushka.

Washington ayaa sheegtay in tillaabooyinka cusub – oo ay ku jiraan in Rushka laga mamnuuco 70 hay’adood inay helaan waxyabaaha laga soo dhoofiyo Mareykanka.

- Advertisement -

Sidoo kale 300 oo kale oo cunaqabateyno cusub ayaa  lagu soo rogaya shaqsiyaad ama hay’ado kale kuwaas oo looga dan leeyahay in lagu curyaamiyo dhaqaalaha Ruushka uu u adeegsanayo dagaalka Ukraine”

Maraykanka iyo Ruushka ayaa ka dhexeeya xiisad diblomaasiyadeed, waxaana Mareykanka uu taageero uu siinayaa Ukraine oo ay dagaallo culus ku jirta dowladda Ruushka, dagaalka ayaana socda in ka badan muddo sanad ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts