HomeCaalamkaMadaxweynaha Turkiga oo ka hadlay qorshahiisa Doorashada wareega labaad

Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlay qorshahiisa Doorashada wareega labaad

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo la kulmay xubnaha xisbigiisa AK ayaa sheegay inay ka shaqeynayaan sidii ay dib ugu heli lahaayeen cododka ay lumiyeen wareeggii koowaad ee doorashada, iyo xitaa sida ay dib ugu kasban lahaayeen dadka u codeeyay xisbiyadda kale. Waxa uu sheegay in uu xaliyay mashaakilka dalkiisa oo uu wax weyn ka bedelay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo la kulmay xubnaha xisbigiisa AK ayaa sheegay inay ka shaqeynayaan sidii ay dib ugu heli lahaayeen cododka ay lumiyeen wareeggii koowaad ee doorashada, iyo xitaa sida ay dib ugu kasban lahaayeen dadka u codeeyay xisbiyadda kale.

Waxa uu sheegay in uu xaliyay mashaakilka dalkiisa oo uu wax weyn ka bedelay mudada uu xukunka hayay, isaga oo xusay waxa keliya ee ay bedeli waayeen inay yihiin mucaaradka.

- Advertisement -

“Waxaan rumeysnahay in doorashadan ay keeni doonto isbedelka aynu sugeynay sanadaha badan,” ayuu yiri Erdogan.

Wareega labaad ee doorashada madaxweynenimo ee Turkeyga ayaa loo balansan yahay 28ka bishan.

Xisbiga Erdogan oo aqlabiyad ka heysta kuraasta baarlamaanka ayaa ku guuldareystay inay helaan wax ka badan konton boqolkiiba cododka doorashada madaxweyne ee axadii.

- Advertisement -

Madaxweyne Erdogan ayaa helay 49 boqolkiiba halka musharaxa isbaheysiga mucaaradka Kemal Kılıçdaroğlu uu helay 44 boqolkiiba tirada guud ee cododka. Wareega labaad ee doorashada ayaa dhici doonta 28 May.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts