HomeWararBarnaamijka Tirakoobka Dadka iyo Guryaha Soomaaliyeed oo Muqdisho laga daahfuray

Barnaamijka Tirakoobka Dadka iyo Guryaha Soomaaliyeed oo Muqdisho laga daahfuray

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ra’isul Wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Ahmed Jaamac ayaa daahfuray barnaamijka qaran ee Tirakoobka Dadka iyo Guryaha Soomaaliyeed, kaas oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale Waxaa Barnaamijka Goobjooga ka aha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale, wakiila ka socda beesha caalamka iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isul Wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Ahmed Jaamac ayaa daahfuray barnaamijka qaran ee Tirakoobka Dadka iyo Guryaha Soomaaliyeed, kaas oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Sidoo kale Waxaa Barnaamijka Goobjooga ka aha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale, wakiila ka socda beesha caalamka iyo marti sharaf kale.

- Advertisement -

Waxaana Barnaamijka lagu soo bandhigay ahmiyada ay Dowladnimada iyo Ummada Soomaaliyeed u lee dahay hirgalinta Tirakoobka Dadka iyo Guryaha.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa balan qaaday in Maamulka Gobolka Banaadir uu taageerayo hirgalinta barnaamijkan maadaama uu yahay mid faaida weyn xambaarsan islamarkaana ay lagama maarman tahay dadajinta hirgalinta Tirakoobka Dadka iyo Guryaha Soomaaliyeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts