HomeWararWararkii ugu danbeeyay Khasaaraha Weerarkii Al-Shabaab ee degaanka Masagawaa

Wararkii ugu danbeeyay Khasaaraha Weerarkii Al-Shabaab ee degaanka Masagawaa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xooggan oo qaraxyo ku bilowday oo Maanta dagaalamayaasha Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Masagawaay ee Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Weerarka kadib, ayaa waxaa deegaanka ka dhacay dagaal dhexmaray ciidamada xoogga dalka, kuwa deegaanka iyo Al-Shabaabkii weerarka soo qaaday, khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xooggan oo qaraxyo ku bilowday oo Maanta dagaalamayaasha Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Masagawaay ee Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Weerarka kadib, ayaa waxaa deegaanka ka dhacay dagaal dhexmaray ciidamada xoogga dalka, kuwa deegaanka iyo Al-Shabaabkii weerarka soo qaaday, khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay weerarka iyo dagaalkii saaka Masagawaay.

- Advertisement -

Ugu yaraan 8 ruux oo isugu jiray Askar iyo Nabadoono deegaanka ku sugnaa ayaa ku dhintay weerarka, halka ay jiraan tirro dhaawacyo ah, inkastoo aan la helin faah faahin intaas ka badan, Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada weerarkaasi dhacay, iyaga oo tilmaamay inay khasaaro gaarsiiyeen ciidanka.

Dhinaca kale Gen Tareedisho oo kamid ah saraakiisha ciidamada ayaa VOA u sheegay in Al-Shabaab ay duullaan kusoo qaadeen Masagawaay ay iska difaaceen, isla markaana khasaaro gaarsiiyeen, waa sida uu hadalka u dhigay.

Wuxuu intaas kusii daray Jeneraal Tareedisho oo ka tirsan ciidanka xooggan in deegaanka deegaanka Masagawaay ee Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ay haatan gacanta ay ku hayaan ciidamada xooggan iyo kuwa deegaanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts