HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Cafis u fidiyey ku dhawaad 130 Maxaabiis ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cafis u fidiyey ku dhawaad 130 Maxaabiis ah + sababta

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta oo sabti, kuna beegan maalinta 2-aad ee Ciida Cafis u fidiyey maxaabiis farabadan oo ku xirneyd Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Xabsiga MBC ee Ex-control Afgooye. Qoraal ay baahisay warbaahinta dowladda ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu Cafis u fidiyey 127 maxbuus oo ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta oo sabti, kuna beegan maalinta 2-aad ee Ciida Cafis u fidiyey maxaabiis farabadan oo ku xirneyd Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Xabsiga MBC ee Ex-control Afgooye.

Qoraal ay baahisay warbaahinta dowladda ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu Cafis u fidiyey 127 maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Xabsiga MBC ee Ex-control Afgooye.

- Advertisement -

Maxaabiista ayaa saaka lasii daayay, waxaana uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda cafiska ugu fidiyey Munaasabadda Ciidul Fitriga awgeed, oo maanta oo sabti ah ku beegan maalinta labaad ee Ciida, maadaana oo shalay oo jimco ay kow aheyd.

Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gudanaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah ayaa soo jeedin u sameeyay Madaxweynaha JFS in cafis Madaxweyne lagu sii daayo maxabiista ku xukuman dambiyada fudud ee ku xirnaa xabsiga Dhaxe ee Xamar iyo Xabsiga MBC ee KM7.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts