HomeWararSacuudiga oo laga arkay Bisha Soonfur, loogana dhawaaqay inay Berrito Ciid tahay

Sacuudiga oo laga arkay Bisha Soonfur, loogana dhawaaqay inay Berrito Ciid tahay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Iyadoo muslimiinta ay maanta soomeen maalintii 29-aad ee bisha Ramadaan ayaa waxay dowladda Sucuudiga ku dhaawaqday in maalinta berri ay tahay Ciidul Fitriga. Sacuudiga ayaa wuxuu sheegay in bisha Shawaal caawa laga arkay deegaannada kala Tumair iyo Sudair. “Waxay ka dhigan tahay in berri oo ku began 21-ka bisha April ay tahay maalinta Ciidul Ftiriga” […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo muslimiinta ay maanta soomeen maalintii 29-aad ee bisha Ramadaan ayaa waxay dowladda Sucuudiga ku dhaawaqday in maalinta berri ay tahay Ciidul Fitriga.

Sacuudiga ayaa wuxuu sheegay in bisha Shawaal caawa laga arkay deegaannada kala Tumair iyo Sudair.

- Advertisement -

“Waxay ka dhigan tahay in berri oo ku began 21-ka bisha April ay tahay maalinta Ciidul Ftiriga” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Haramein Shariifain.

Dhanka kale, dhowr waddan ayaa iyagana ku dhawaaqay inay berrito oo Jimco ah la soomi doono, isla markaana ay Ciidda ku beegan tahay Maalinta Sabtida ee soo

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts