HomeCaalamka78 qof oo ku dhintay isbuurasho ka dhacday Yemen

78 qof oo ku dhintay isbuurasho ka dhacday Yemen

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ugu yaraan 78 qof ayaa ku dhintay isbuurasho ka dhacday caasimadda Yemen ee Sanca, kadib markii boqollaal qof ay isugu soo baxeen dhisme iskuul, si ay u helaan gargaar lacageed, sida ay sheegeen goob joogayaal iyo warbaahinta taabacsan Xuutiyiinta maanta. TV-ga Al-Masirah oo ay maamulaan kooxda Xuutiyiinta ee xulafada la ah Iran ayaa sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 78 qof ayaa ku dhintay isbuurasho ka dhacday caasimadda Yemen ee Sanca, kadib markii boqollaal qof ay isugu soo baxeen dhisme iskuul, si ay u helaan gargaar lacageed, sida ay sheegeen goob joogayaal iyo warbaahinta taabacsan Xuutiyiinta maanta.

TV-ga Al-Masirah oo ay maamulaan kooxda Xuutiyiinta ee xulafada la ah Iran ayaa sheegay in dhowr qof ay ku dhaawacmeen oo ay ku jiraan 13 qof oo xaaladoodu ay halis tahay, isagoo soo xiganaya agaasimaha caafimaadka ee Sanca.

- Advertisement -

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xuutiyiinta ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in isbuurashada ay dhacday xilli ay ganacsatadu qaybinayeen deeqo samofal ah oo maalmihii ugu dambeeyay ee bisha barakeysan ee Ramadaan ay qeybinayeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts