HomeCaalamkaWararkii ugu danbeeyay Dad farabadan oo ku hoobtay Isbuurasho ka dhacday Iskuul

Wararkii ugu danbeeyay Dad farabadan oo ku hoobtay Isbuurasho ka dhacday Iskuul

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ugu yaraan 78 qof, ayaa ku dhintay isbuurasho ka dhacday iskuul ku yaalla caasimadda Yemen ee Sanca, oo ay ka socotay qeybinta sadaqada bisha Ramadaan, sida ay saraakiishu sheegeen. Muuqaalo laga soo duubay TV-ga, ayaa muujinaya dad aad u fara badan oo aan awoodin inay dhaq dhaqaaqaan, iyo in badan oo ku dhibaateysan nawaaxiga Bab […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 78 qof, ayaa ku dhintay isbuurasho ka dhacday iskuul ku yaalla caasimadda Yemen ee Sanca, oo ay ka socotay qeybinta sadaqada bisha Ramadaan, sida ay saraakiishu sheegeen.

Muuqaalo laga soo duubay TV-ga, ayaa muujinaya dad aad u fara badan oo aan awoodin inay dhaq dhaqaaqaan, iyo in badan oo ku dhibaateysan nawaaxiga Bab al-Yemen ee magaalada.

- Advertisement -

Boqolaal qof ayaa lagu soo waramayaa inay isugu soo baxeen Dugsiga Maeen goor dambe oo arbacadii ah, si ay u helaan tabarucaad dhan $9 (£7; €8) qofkiiba. Dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta ee fallaagada ah, ayaa magaalada Sanca maamulayay tan iyo sanadkii 2015-kii.

Muuqaal la soo dhigay Baraha Bulshada, ayaa muujinaya dhulka yaalla oo gaaraya illaa iyo tobon, kuwaasoo qaarkood aan dhaqdhaqaaq lahayn. Dad kale, ayaa la arkayaa iyagoo isku dayaya inay caawiyaan dadkaas daadsan dhulka.

Wasaaradda arrimaha gudaha, ayaa sheegtay in la xiray labo nin oo ka mid ahaa ganacsatada deegaanka, oo soo qaban qaabiyay xaflada, waxaana socda baaritaan.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts