HomeCaalamkaDagaal Culus oo mar kale dib uga Qarxay dalka Suudaan

Dagaal Culus oo mar kale dib uga Qarxay dalka Suudaan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dagaalada ayaa weli ka socda dalka Sudan maalintii shanaad, iyadoo ciidamada Sudan iyo xoogagga taageerada degdega ah ee RSF ay isweydaarsadeen midba midka kale eedda jebinta xabbad joojinta, si loo sameeyo arrimaha bini’aadantinimo, oo 24 saacadood qaadatay laguna dhawaaqay Talaadadii. Macallin dugsi oo ku sugan magaalada Khartoum, ayaa barnaamijka Newsday ee BBC u sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalada ayaa weli ka socda dalka Sudan maalintii shanaad, iyadoo ciidamada Sudan iyo xoogagga taageerada degdega ah ee RSF ay isweydaarsadeen midba midka kale eedda jebinta xabbad joojinta, si loo sameeyo arrimaha bini’aadantinimo, oo 24 saacadood qaadatay laguna dhawaaqay Talaadadii.

Macallin dugsi oo ku sugan magaalada Khartoum, ayaa barnaamijka Newsday ee BBC u sheegay in subaxnimadii Arbacada ee maanta la maqlayay dhawaqa madaafiicda culus, isagoo intaa raaciyey inaanu jirin “qolo dhegaysanaysa ama ixtiraamaysa xabbad-joojinta lasoo jeediyey”.

- Advertisement -

Wareysiga ayaa waxaa muddo kooban hakad geliyay dhawaqa rasaasta, iyadoo macalinku uu sheegay inuu u guurayo meel kale oo xasiloon.

Macallinka oo magaciisa lagu sheegay Mo, ayaa sheegay in dadka deegaanka ay la qabsadeen xaaladda “argagaxa leh”.

Waxa uu sheegay in mid kamid ah ardaydiisa ay rasaas habow ah ka haleeshay madaxa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts