HomeCaalamkaWasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga oo markii ugu horeysay gaaray dalka Siiriya muddo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga oo markii ugu horeysay gaaray dalka Siiriya muddo dheer kadib

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasiirka arrimaha dibadda ee Sucuudiga, Faysal Bin Farxaan, ayaa maanta oo Talaado ah iman doona magaalada Dimishiq, sida ay shaacisay wasaaradda warfaafinta ee dalka Suuriya. Safarkan shaqo, ayaa ah kii ugu horreysay ee rasmi ah oo mas’uul Sucuudi ah ku tago dalka Suuriya, tan iyo markii ay labada waddan is khilaafeen, oo ay colaadda Suuriya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda ee Sucuudiga, Faysal Bin Farxaan, ayaa maanta oo Talaado ah iman doona magaalada Dimishiq, sida ay shaacisay wasaaradda warfaafinta ee dalka Suuriya.

Safarkan shaqo, ayaa ah kii ugu horreysay ee rasmi ah oo mas’uul Sucuudi ah ku tago dalka Suuriya, tan iyo markii ay labada waddan is khilaafeen, oo ay colaadda Suuriya ka billaabatay 12 sano ka hor.

- Advertisement -

Safarkan ayaa waxay soo gabagabaynaysaa kala go’naanshihii xiriirka diblomaasiyadeed ee dalalka Suuriya iyo Sacuudiga, waxayna ku soo beegantay maalmo ka dib safarkii wasiirka Arrimaha Dibadda Suuriya, Faysal Al-Miqdaad uu ku tagay magaalada Jeddah.

Waxay sidoo kale ku soo beegantay xilli dalalka Carabta ay ka wada hadlayaan suurta galnimada in dowladda Suuriya, ay dib ugu soo noqoto Ururka Jaamacadda Carabta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts