HomeWararMaxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo dil Toogasho ah ku fulisay Askar

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo dil Toogasho ah ku fulisay Askar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay labo Askari oo ka tirsanaa Ciidanka Dowladda, kuwaasi oo horay sida maxkamaddu sheegtay dilal bareer ah u kala gaystay labo qof oo shaacb ahaa. Cabdiraxmaan Cali Xasan Sugow iyo Yaasiin Maxamed Aadan ayaa  lagu Oofiyay Xad Qasaas ah oo ay hore ugu xukuntay Maxkamadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay labo Askari oo ka tirsanaa Ciidanka Dowladda, kuwaasi oo horay sida maxkamaddu sheegtay dilal bareer ah u kala gaystay labo qof oo shaacb ahaa.

Cabdiraxmaan Cali Xasan Sugow iyo Yaasiin Maxamed Aadan ayaa  lagu Oofiyay Xad Qasaas ah oo ay hore ugu xukuntay Maxkamadda Ciidamada, maxaana toogashadu ay ka dhacday magaalada baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay.

- Advertisement -

Labada Askari ayaa ka kala tirsanaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo NISA, waxaana maxkmaddu sheegtay inay si bareer ah u dileen Marxuumiinta kala ah Aadan isaaq iyo Maxamed Xasan Maxamed Weydhaan.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts