HomeWararAl-Shabaab iyo Ciidanka Dowladda oo ku dagaalamay Gobolka Jubbada Hoose

Al-Shabaab iyo Ciidanka Dowladda oo ku dagaalamay Gobolka Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wararka kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo u dhexeeya Dagaalaamayasha AL-Shaabab iyo Ciidanka Dowladda iyo kuwa Jubbaland oo isku dhinac ah, oo ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose. Dagaalkaa yaa yimid kadib markii dagaalamayaalka tirsan AL-Shabaab ay weerar kula jarmaadeen Saldhigyo ay Ciidanka Dowladda iyo kuwa jubbaland ay ku leeyihiin Degaanka jannaay Cabdalla. Goobjoogayaal […]

- Advertisement -

Wararka kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo u dhexeeya Dagaalaamayasha AL-Shaabab iyo Ciidanka Dowladda iyo kuwa Jubbaland oo isku dhinac ah, oo ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose.

Dagaalkaa yaa yimid kadib markii dagaalamayaalka tirsan AL-Shabaab ay weerar kula jarmaadeen Saldhigyo ay Ciidanka Dowladda iyo kuwa jubbaland ay ku leeyihiin Degaanka jannaay Cabdalla.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa soo sheegaya in dagaalka oo ahaa mid xooggan, la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, si aad ahna loo maqlayay Jiugta hubka ay labada dhinac isku adeegsanayeen.

Dagaalka ayaa sidoo kale wararka aynu helayno waxaa ay sheegayaan inuu ka dhashay khasaare xooggan oo soo kala gaaray dhinacyada dagaalamay, inkastoo ilaaa iyo hadda aan la ogayn khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaaasi.

Gobolka Jubbada Hoose ee maamulka Jubbaland dhawaanahaan waxaa ka socday diyaar gariow xooggan oo ay sameynayeen Ciidanka Dowldda iyo kuwa maamulka Jubbaladn,waxaana xusid mudan in Saraakiisha Ciidamadaasi ay sheegeen inay qaadi doonaan Howgallo Culus.

- Advertisement -

 

 

Latest stories