HomeWararLaascaanood oo Madaafiic lagu garaacay iyo Khasaare ka dhashay

Laascaanood oo Madaafiic lagu garaacay iyo Khasaare ka dhashay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqaymo culus oo xalay ka dhacay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaasi oo maal mahaan ay dagaallo Culus ka socdeen. Ciidamada Millateriga Somaliland ayaa la sheegay in Xalay qaybo ka mid ah Magaalada ay ku garaaceen madaafiic,kuwaasi oo sababay inay holcaan qaybo ka  mid ah Magaalada. Duqeymahii xalay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqaymo culus oo xalay ka dhacay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaasi oo maal mahaan ay dagaallo Culus ka socdeen.

Ciidamada Millateriga Somaliland ayaa la sheegay in Xalay qaybo ka mid ah Magaalada ay ku garaaceen madaafiic,kuwaasi oo sababay inay holcaan qaybo ka  mid ah Magaalada.

- Advertisement -

Duqeymahii xalay ayaa sidoo kale lagu soo waramayaa inuu ka dhashay Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Xaaladda Magaalada Laascaanood ayaa ku jirta Xaalad aad u cakiran waxaana ku dhawaad 10 maalmood oo xiriir ah dagaal isla horfadhiya Ciidamada Somaliland iyo dadka degaanka,waxaana sidoo kale isi-soo taraya xoogaysiga SSC.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts