HomeWararWafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo kulamo ka wada Dalka Finland

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo kulamo ka wada Dalka Finland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya heerarkeeda kala duwan, federaal, dowlad goboleedyo iyo gobolka Banaadir ayaa safar shaqo ku gaaray Helsinki ee dalka Finland. Wafdigan uu horkacayo agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta mudane Caydaruus Cabdulle ayaa inta ay joogaan dalka Finland waxaa ay la kulmi doonaan xubno ka tirsan xukuumadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya heerarkeeda kala duwan, federaal, dowlad goboleedyo iyo gobolka Banaadir ayaa safar shaqo ku gaaray Helsinki ee dalka Finland.

Wafdigan uu horkacayo agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta mudane Caydaruus Cabdulle ayaa inta ay joogaan dalka Finland waxaa ay la kulmi doonaan xubno ka tirsan xukuumadda iyo baarlamaanka dalkaasi, maamulka dowladda hoose Helsink, bulshada, hey’ado kala duwan ee dalkan ah iyo jaaliyadda Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Wafdiga ayaa waxaa xalay loo sameeyey casho soo dhoweyn ah taasi oo sidoo kale looga hadlay ajendaha shaqo ee maalmaha soo soda

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts