HomeWararSomaliland oo war kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

Somaliland oo war kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Somaliland ayaa Warsaxaafadeed kasoo saartay dagaalka ka socda Magaaalada Laascaanood ee u dhexeeya Ciidanka dadka degaanka iyo Millateriga Somaliland. Waxaana Somaliland  Odayaasha Dhaqanka ee ku sugan Laascaanood ay ku timaantay kuwo Nabad diid ah. “saaka  subixii hore ayaa waxaa weerar ku soo qaaday fadhiisimada ciidamada Qaranka iyo Xarunta ay degan yihiin Golaha Wasiirada  Somaliland ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Somaliland ayaa Warsaxaafadeed kasoo saartay dagaalka ka socda Magaaalada Laascaanood ee u dhexeeya Ciidanka dadka degaanka iyo Millateriga Somaliland.

Waxaana Somaliland  Odayaasha Dhaqanka ee ku sugan Laascaanood ay ku timaantay kuwo Nabad diid ah.

- Advertisement -

“saaka  subixii hore ayaa waxaa weerar ku soo qaaday fadhiisimada ciidamada Qaranka iyo Xarunta ay degan yihiin Golaha Wasiirada  Somaliland ee Magaalada Laascaanood, kooxo hubaysan, kuwaasoo ay soo abaabuleen Garaadada Nabad  diidka ah ee ku sugan Magaalada” ayaa lagu yiri War-saxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland.

Somaliland ayaa intaa ku dartay in Ciidankeedu ay iska difaaceen weerar sida ay sheegeen ahaa mid Argagixiso, kaasi oo ay iska Caabiyeen Ciidanka Somaliland, waxaana sida ay sheegeen kaga dhaawacmay labo Askari.

“Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa iska difaacay weerarka argagixo waxayna ku dhufteen dhirbaaxo kulul,  wixii khasaare dib ayay Xukuumadda ka sheegaysaa, inkastoo inta la ogyahay ay weerarkan ku dhaawacmeen laba askari” ayaa lagu yiiri War-saxaafadeedka kasoo Baxay Somaliland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts