HomeWararGuddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qeyb galay Xafladda Xiritaanka Shirka dib u...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qeyb galay Xafladda Xiritaanka Shirka dib u heshiisiinta KGS

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay ka qeyb galay Xafladda Xiritaanka Shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyadda Dowlad-goboleedka KGS. Mas’uuliyiin isugu jiray Odayaal dhaqameed, wasiiro, Xildhibaano iyo Bulshada rayidka, ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ugu mahadceliyay siduu u maareeyay islamarkaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay ka qeyb galay Xafladda Xiritaanka Shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyadda Dowlad-goboleedka KGS.

Mas’uuliyiin isugu jiray Odayaal dhaqameed, wasiiro, Xildhibaano iyo Bulshada rayidka, ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ugu mahadceliyay siduu u maareeyay islamarkaana ku soo dhammeeyeen isfahan iyo wadajir si loo gaaro Koonfur Galbeed oo mid ah, madaxda dhammaantood ayaa waxay tilmaameen inta uu socday Shirka labada dhinacba ay muujiyeen xasilooni iyo degannaan.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Madoobe oo Hormuud u ahaa gogoshii ka fidsaneyd Baydhabo oo uu caawa si rasmi ah u soo xiray ayuu uga mahadceliyay qofkastoo ka shaqeeyay una dulqaatay inuu si nabad iyo xasilooni leh uu ku soo dhammaado Shirka dib u heshiisiinta KGS, isagoo xusay inta uu Shirka socday lala kulmay caqabado kala duwan, kuwaas oo uu sheegay in dhammaan  culeyskaasi la xaliyay laguna soo gabagabeeyay jawi wanaagsan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts