HomeWararUrurka Bariga Afrika oo bilaabaya xaqiijinta hanaanka Soomaaliya ay ugu biiri karto

Ururka Bariga Afrika oo bilaabaya xaqiijinta hanaanka Soomaaliya ay ugu biiri karto

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ururka bariga Afrika ee EAC ayaa lagu wadaa in si rasmi ah uu bilaabo hannaanka lagu xaqiijinayo in Soomaaliya ay diyaar u tahay inay kusoo biirto ururkan. Shirkan ayaa maanta ka dhacaya magaalada Muqdisho, waxaana lagu gorfeyn shuruudaha looga baahan yahay Soomaaliya si ay uga mid noqoto EAC. Waxaana shirka ka qeybgalaya saraakiil sare oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ururka bariga Afrika ee EAC ayaa lagu wadaa in si rasmi ah uu bilaabo hannaanka lagu xaqiijinayo in Soomaaliya ay diyaar u tahay inay kusoo biirto ururkan.

Shirkan ayaa maanta ka dhacaya magaalada Muqdisho, waxaana lagu gorfeyn shuruudaha looga baahan yahay Soomaaliya si ay uga mid noqoto EAC.

- Advertisement -

Waxaana shirka ka qeybgalaya saraakiil sare oo ka socota dalalka buhoobay ururka bariga Afrika.

Dowladda Soomaaliya ayaa codsiga ka mid noqoshada dalladdan waxa ay gudbisatay sanadkii 2016-kii.

Dalalka xubnaha ka ah EAC ayaa kala ah: Kenya, Uganda, Rwanda, Burundi, South Sudan, Tanzania, iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo. Ganacsatada Soomaalida ah ayaa hanti muuqata ku leh dalalkaas marka laga reebo Burundi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts