HomeWararDFS oo Shaacisay inay dishay Madixii Sirdoonka Al-shabaab ee Koonfurta iyo bartamaha

DFS oo Shaacisay inay dishay Madixii Sirdoonka Al-shabaab ee Koonfurta iyo bartamaha

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay Howgallo iyo duqeymo ka dhan ah dagaalamaayasha AL-Shabaab oo maalmihii lasoo dhaafay ay sheegtay inay ka fulisay Qaybo kamid ah Gobolada dalka.

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys oo Warbaahinta shir-jiraad u qabtay goordheyd ayaa faah faahiyay hwogaladaasi, waxaana uu sheegay in dowladdu ay dishay xubno muhiim u ahaa AL-Shabaab.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa sheegay in mid ka mid ah howladaasi ay ka fuliyeen degaanka Goofgaduud ee Gobolka Baay, halkaasi oo lagu dilay xubno ka tirsana AL-Sahabab.

Waxaa uu tilmaamay Wasiirka Warfaafiinta Soomaaliya xubnaha la dilay uu ku jiray Madixii Sirdoonka Al-shabaab ee Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya iyo madaxii howgalinta ee Gobolada Baay iyo Bakool.

Hadalka Wasiirka ayaa kusoo aadaya iyadoo dowladda Soomaaliya ay howlgallo culus ka wadday Gobolada dalka, kuwaasi oo ka dhan ah dagaalamaayasha Al-Shabaab.

- Advertisement -

 

 

Latest stories