HomeWararMadaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh.Axmed oo ka hadlay Qaraxyadii ka dhacay...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh.Axmed oo ka hadlay Qaraxyadii ka dhacay Maxaas

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa war kasoo saaaray Qaraxyo Ismiidaamin ahaa oo Saaka lagu qaaday Magaalada Maxaas ee Gobolka Hiiraan,kuwaasi oo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Madaxweynihii hore oo soo saaray Qoraal ayaa ka tacsiyeeyay weerarkaasi, waxaana uu Caafimaad deg deg ah u rajeeyay dadkii dhaawacyadu ay kasoo gaareen weerarkaaasi. “Waxaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa war kasoo saaaray Qaraxyo Ismiidaamin ahaa oo Saaka lagu qaaday Magaalada Maxaas ee Gobolka Hiiraan,kuwaasi oo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Madaxweynihii hore oo soo saaray Qoraal ayaa ka tacsiyeeyay weerarkaasi, waxaana uu Caafimaad deg deg ah u rajeeyay dadkii dhaawacyadu ay kasoo gaareen weerarkaaasi.

- Advertisement -

“Waxaan tacsi u dirayaa ehelka dadkii ku naf waayay weerarka Al-Shabaab ku qaaday dagmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.Ilaahay SWT ha u naxariisto, dadka  dhaawacyada soo gaareen waxaan u rajaynaynaa caafimaad deg deg ah, dadka hantidooda ku waayay beddel kheyr qaba Allah ha siiyo” ayuu ku yiri Sharif Sheekh Axmed Qoraal uu soo saaray.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts