HomeCaalamkaQaramada Midoobay oo hal sabab darteed u joojisay howlihii ay ka waday...

Qaramada Midoobay oo hal sabab darteed u joojisay howlihii ay ka waday Afganistaan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in si ku meel gaar ah  loo joojiyay qaar ka mid ah Barnaamijyada samofal ee ay ka wadeen gudaha Dalka Afganistaan. Qaramada Midoobay  ayaa digniin ku bixisay in hawlo kale oo badan ay sidoo kale u badan tahay in la hakiyo ka dib markii Taliban ay mamnuucday haweenka ka shaqeeyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in si ku meel gaar ah  loo joojiyay qaar ka mid ah Barnaamijyada samofal ee ay ka wadeen gudaha Dalka Afganistaan.

Qaramada Midoobay  ayaa digniin ku bixisay in hawlo kale oo badan ay sidoo kale u badan tahay in la hakiyo ka dib markii Taliban ay mamnuucday haweenka ka shaqeeyay howlaha gargaarka ah.

- Advertisement -

Isku duwaha gargaarka degdega ah ee Qaramada Midoobay Martin Griffiths iyo kooxaha gargaarka caalamiga ah ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta Taliban inay ka noqdaan mamnuucida haweenka ka shaqeeya waaxda bini’aadanimada.

Sidoo kale Taalibaan ayaa laga dalbaday  inay joojiyaan dhammaan awaamiirta haweenka ka mamnuucaya dugsiyada, jaamacadaha iyo nolosha guud.

“Shaqaalaha dumarka ah ayaa fure u ah dhinac kasta oo ka mid ah jawaab celinta bini’aadanimo ee Afgaanistaan ayaa lagu yiri bayaan ay si wadajir ah u soo saareen wakiilada Qaramada Midoobay iyo hay’adaha .

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts