HomeCaalamkaMaxkamad ku taalla Dalka Pakistan oo sii daysay nin kufsaday haweeney kadib...

Maxkamad ku taalla Dalka Pakistan oo sii daysay nin kufsaday haweeney kadib markii uu guursaday?

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa sii daysay nin kufsaday haweeney kadib markii uu guursaday dhibbannihiisa, taasi oo ka dhalatay heshiis ay ka shaqeeyeen odayaal dhaqameedyo, waxaa sidaas maanta sheegay qareenkiisa. Go’aankan ayaa ka careysiiyey kooxaha u dhaqaaqa xuquuqda aadanaha, kuwaas oo sheegay inuu sharciyeynayo rabshadaha galmo ee ka dhanka ah haweenka Pakistan oo ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa sii daysay nin kufsaday haweeney kadib markii uu guursaday dhibbannihiisa, taasi oo ka dhalatay heshiis ay ka shaqeeyeen odayaal dhaqameedyo, waxaa sidaas maanta sheegay qareenkiisa.

Go’aankan ayaa ka careysiiyey kooxaha u dhaqaaqa xuquuqda aadanaha, kuwaas oo sheegay inuu sharciyeynayo rabshadaha galmo ee ka dhanka ah haweenka Pakistan oo ah dal inta badan kufsiga aan la shaacin.

- Advertisement -

Dawlat Khan, oo 25 jir ah, ayaa bishii May waxaa xabsi daa’in ku xukuntay maxkamad hoosaad ku taalla degmada Buner ee gobolka Khyber Pakhtunkhwa kadib markii uu kufsaday haweeney maqalka la’.

Waxaa xabsiga laga sii daayey Isniintii kadib markii Maxkamadda Sare ee Peshawar ay aqbashay heshiis ka baxsan maxkamadda oo ay ogolaadaan qoyska haweeneyda la kufsaday.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts