HomeWararSheekh Shariif iyo R/Wasaareyaashii hore ee dalka oo War kasoo saaray Xaaladda...

Sheekh Shariif iyo R/Wasaareyaashii hore ee dalka oo War kasoo saaray Xaaladda KGS

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed iyo Ra’iisul Wasaareyaashii hore ee dalka, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Cumar Cabdirashiid Sharmaake iyo Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Baydbabo ee Xarunta Gobolka Baay. War-saxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen Madaxdii hore ayaa marka hore tacsi loogu diray guud ahaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed iyo Ra’iisul Wasaareyaashii hore ee dalka, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Cumar Cabdirashiid Sharmaake iyo Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Baydbabo ee Xarunta Gobolka Baay.

War-saxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen Madaxdii hore ayaa marka hore tacsi loogu diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Koonfur Galbeed ee dadkooda dhibaatada kasoo gaartay dagaalkii xoogganaa ee ka dhacay Baydhabo.

- Advertisement -

Shariif, Kheyre , Gaas iyo CC Sharmaake ayaa dhammaan  siyaasiyiinta iyo Maamulka Koonfur Galbeed ugu baaqay in wadahadal ku dhameeyaan khilaafooda, isla markaana deegaannada Maamulkaas laga hirgeliyo doorasho la isla ogol yahay.

Sidoo kale dowladda Federaalka Soomaaliya ayey  ka rajeyeen in ay qaadato kaalinteeda doorashooyinka labada heer, dhowrtana muddo xilleedka sharciga ah si dalka looga badbaadiyo dib u dhac, iyagoona intaas sii raaciyey in dowladnimada ay u baahan tahay u turis.

Khasaaro isugu jiray dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalkii shalay magaalada Baydhabo ku dhexmaray ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidanka la magac baxay badbaadada KGS ee mucaaradka taageersan, in ka badan 10 qof ayaa ku dhintay, halka tirro intaas ka badana ay ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts