HomeWararBooliska oo gacanta ku dhigay Burcad Hubaysan oo dhac ka weday Xaafado...

Booliska oo gacanta ku dhigay Burcad Hubaysan oo dhac ka weday Xaafado ka tirsan Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciidamada Boliiska degmada Yaaqshiid ayaa gacanta ku dhigay laba ruux oo Hubeysan kuwaas oo taliska boliisku sheegay in ay ahaayeen Burcad dadka dhacaysay. Howgallo ay Ciidanku ka sameyeen degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay gacanta kusoo dhigeen labo burcad ah oo sida Boolisku ay sheegeen dhibaato ku hayay dadka degaanka,gaar ahaan degmada Yaaqshid ee Gobolka […]

- Advertisement -

Ciidamada Boliiska degmada Yaaqshiid ayaa gacanta ku dhigay laba ruux oo Hubeysan kuwaas oo taliska boliisku sheegay in ay ahaayeen Burcad dadka dhacaysay.

Howgallo ay Ciidanku ka sameyeen degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay gacanta kusoo dhigeen labo burcad ah oo sida Boolisku ay sheegeen dhibaato ku hayay dadka degaanka,gaar ahaan degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaaadir.

- Advertisement -

Taliska Boliiska Gobolka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in raggaan la qabtay iyaga oo fal dambiyeed gacanta kula jira,isla markaana sharciga la horgeynayo.

Booliska Gobolka Banaadir ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxaa ay wadeen howgallo ay ku baadi goobayaan kooxo falal amni darro ka wada degmooyinka Caasimadda,waxaana ay soo bandhigeen kooxo u badan Ciyaal Weero.

Latest stories