HomeWararRa'iisul Wasaare Xamse Barre iyo Wafdi uu hoggaaminaya oo gaaray degmada Aadan...

Ra’iisul Wasaare Xamse Barre iyo Wafdi uu hoggaaminaya oo gaaray degmada Aadan Yabaal

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wefdiga Ra’iisul wasaaraha dalka  ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe oo ka mid ah magaalooyinka ugu muhiimsan ee dhawaan lagala wareegay AL-Shabaab. Wefdiga waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay  deegaanka Masuuliyiin, saraakiisha ciidanka shacabka Reer Aadan yabaal oo isu soo baxay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale waxaa la filayaa inuu kulamo la […]

- Advertisement -

Wefdiga Ra’iisul wasaaraha dalka  ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe oo ka mid ah magaalooyinka ugu muhiimsan ee dhawaan lagala wareegay AL-Shabaab.

Wefdiga waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay  deegaanka Masuuliyiin, saraakiisha ciidanka shacabka Reer Aadan yabaal oo isu soo baxay.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale waxaa la filayaa inuu kulamo la qaato mas’uuliyiinta degmada, waxaana socdaalkiisu uu salka ku hayaa sidi uu u soo indha-indhayn lahaa degaanada Maamulka Hirshabeelle ee dhawaan AL-Shabaab lagala wareegay.

 

 

Latest stories