HomeWararFadhigii Baarlamaanka Soomaaliya oo Markii labaad kooram la’aan u baaqday

Fadhigii Baarlamaanka Soomaaliya oo Markii labaad kooram la’aan u baaqday

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Fadhiga Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa manta baaqday kadib markii Kooramka uu so buuxsami waayay,oo Xildhibaanada qaar ay ka maqnaayeen fadhiga Maanta. Baaqashada Fadhiga Xildhibaaanda ayaa noqonaya kii 2aad, maaddaama dhawaan sidaan oo akle uu Kooram la’aan u baaqday Fadhiga Xildhibaanada. Arrinta keentay baaqshada ayaa warar hoose waxaa ay shegayaan in ay […]

- Advertisement -

Fadhiga Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa manta baaqday kadib markii Kooramka uu so buuxsami waayay,oo Xildhibaanada qaar ay ka maqnaayeen fadhiga Maanta.

Baaqashada Fadhiga Xildhibaaanda ayaa noqonaya kii 2aad, maaddaama dhawaan sidaan oo akle uu Kooram la’aan u baaqday Fadhiga Xildhibaanada.

- Advertisement -

Arrinta keentay baaqshada ayaa warar hoose waxaa ay shegayaan in ay salka ku hayso Xildhibaaanda qaarkood oo mooshin ka wada Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shcabka Xildhibaanad Sacdiya,waxaana ay diidan yihiin sida la sheegay shir guddoominta fadhiga.

Xildhibaaanda qaarkod ayaa warbaahinta la ahdlayw axaana ay sheegeen in arrintaani ay tahay mid aad looga xumaado sidoo kalena cuuryaamin karta howlaha Baarlamanka iyo guud ahaanba nidaamka dowladnimada dalka.

Latest stories