HomeWararMeydadka 30 muhaajiriin Itoobiyaan ah oo laga helay dalka Zamiba

Meydadka 30 muhaajiriin Itoobiyaan ah oo laga helay dalka Zamiba

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Meydadka dad ku dhow 30 muhaajiriin ah oo la sheegay in ay ka soo jeedaan dalka Ethiopia ayaa saakay laga helay xaafad ku taalla duleedka magaalada Lusaka ee caaismadda dalka Zambia. Meydadkaasi ayaa mas’uuiyiinta jaaliyadda Soomaalida ee Zambiya ay sheegeen inaysan Soomaali ku jirin, iyada oo markii hore wararka horudhaca ah ay sheegeen inay Soomaali […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Meydadka dad ku dhow 30 muhaajiriin ah oo la sheegay in ay ka soo jeedaan dalka Ethiopia ayaa saakay laga helay xaafad ku taalla duleedka magaalada Lusaka ee caaismadda dalka Zambia.

Meydadkaasi ayaa mas’uuiyiinta jaaliyadda Soomaalida ee Zambiya ay sheegeen inaysan Soomaali ku jirin, iyada oo markii hore wararka horudhaca ah ay sheegeen inay Soomaali ay ku jirto.

- Advertisement -

Warbaahinta dalkaasi ayaa horay u baahisay in dadkaas meydadkooda la helay ay Soomaali yihiin, balse dib ayaa waxaa ka caddaatay in dadkaasi inay kasoo jeedaan dalka Itoobiya.

Jaaliyadda Soomaalida ayaa sheegtay in aysan ku jirin dad Soomaaliyeed,waxyaaabaha lagu ogaadayna waxaa ka mid ah aqoonsiyadooda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts