HomeWararCarruur walaalo ah oo ku geeriyooday dab ka kacay guri ku yaalla...

Carruur walaalo ah oo ku geeriyooday dab ka kacay guri ku yaalla Boorama

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dab khasaare badan dhaliyay oo ka kacay guri ku yaalla Magaaalada Boorama, waxaana lasoo sheegayaa inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo so gaaray Qoyska Gurigooda uu dambku ka kacay. Wararkaa ayaa intaa ku daraya in dabkaasi uu ka kacay Xaafad lagu Magacaabo nafaqo oo ka tirsan Magaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dab khasaare badan dhaliyay oo ka kacay guri ku yaalla Magaaalada Boorama, waxaana lasoo sheegayaa inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo so gaaray Qoyska Gurigooda uu dambku ka kacay.

Wararkaa ayaa intaa ku daraya in dabkaasi uu ka kacay Xaafad lagu Magacaabo nafaqo oo ka tirsan Magaalada Boorama, waxaana inta la xaqiijiyay dabkaasi ku dhintay seddex caruur ah.

- Advertisement -

Carruurta  ayaa ahaa walaalo kasoo jeeda hal qays,waxaana la sheegay inay gudaha guriga gubtay ay ku jireen Xiliga dabku ka kacayay, halkaasna ay ku geeriyoodeen.

Guriga dabku qabsaday ayaa gabi ahaanba bas beelay, waxaana sidoo kale lasoo sheegayaa khasaare hantiyeed oo aad u badan oo dabkaasi uu gaystay.

Faah faahin kama soo bixin maamulka magaalada oo ay kaga hadlayaan khasaaraha rasmiga ah iyo waxyaabaha sababay dabkaasi dhimashada iyo dhaawaca gaystay.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts